Hees Laamashoosho Hassan wado -Waagacusub Tv.mpg

2,999 views · Published 13 May 2012 · 4:22 · Indexed 13 October 2026

Channel: Tvwaagacusub · 2012 · Music

Watch on YouTube

Yaa Leeyla
Ladi waayee
La'aantaa leeylaa.
----
Laamashooshoo.
Love Jaceylbaa
Laabta jiifoo
Loodin waayee
Leeylaa,
----
Yaa Leeyla
Ladi waayee
La'aantaa leeylaa.
Lahashadaadaa
Leeygu laaqoo
Laactankaagaan
Laama loosaa Leeyla
----
Leeylkiibaan
Soo lagdoodaa
Laama ubaxlaan
Kuu lulaa Leeyla.
----
Yaa Leeyla
Ladi waayee
La'aantaa Leeylaa
Lamaanteeydaay
Laqanyadaadiyo
Laxawsigaagaan
Ladibi waayee
Leeylaa
--
Laafyahaagaan
Liishka saaroo
Labaca beerkaad
Lahamsataayee
Leeylaa
----
Yaa Leeyla
Ladi waayee
La'aantaa Leeylaa
Leeylkiibaan
Soo lagdoodaa
Laama ubaxlaan
Kuu lulaa Leeyla.
Yaa Leeyla
Ladi waayee
La'aantaa Leeylaa
Erayo iyo Laxan
Dahir Alasow

More from this channel